Readings for a History of Anthropol Pb: Theory

Paul Erickson

122 évaluations par Goodreads

Langue : anglais

Edité par Broadview Press Ltd, 2001

1551114119 / 9781551114118

Vendeur : World of Books (was SecondSale), Montgomery, IL, Etats-UnisWorld of Books (was SecondSale)

Vendeur avec une évaluation de 5 étoiles

Vendeur AbeBooks depuis 20 décembre 2007

Livre broché

Etat: Occasion - Moyen

EUR 5,70

 Frais de port gratuits 
Expédition nationale : Etats-Unis

Quantité disponible : 1 disponible

Ajouter au panier
Retours gratuits sous 30 jours

A propos de cet article

AFKA SOOMAALIGU muddo dheer ma lahayn far qoran oo mideysan, taasi waxay sababtay in taariikh badan, suugaan iyo aqoon qiimo leh ay lumaan ama si adag ku kaydsanaadaan. Qarnigii siddeed iyo tobnaad ayaa culimadii Soomaaliyeed bilaabeen dadaal xooggan oo lagu doonayey in afka loo helo hab qoraal rasmi ah. Isku dayadii ugu horreeyay waxay badankood ku salaysnaayeen farta Carabiga, maadaama ay ahayd far ay culimadu si wanaagsan u yaqaannaan oo ku qornayd Qur'aanka iyo culuumta Islaamka.Sheekh Ibraahim Cabdalla Mayal iyo ardaygiisii Maxamed Cabdi Makaahiil ayaa kamid ahaa dadkii ugu horreeyay ee isku dayay in ay afka ku qoraan xuruuf Carabi ah, taas oo horseeday in buugag yar oo maahmaahyo iyo gabayo ahi soo baxaan horraantii qarnigii 20aad. Sidoo kale culimo waaweyn sida Sheekh Aweys Al-Barawi iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa gabayadoodii iyo qasiidadoodii ku qoray farta Carabiga. Hase yeeshee, isku dayadani mar walba way kala duwanaayeen, mana jirin hal nidaam oo mideysan oo bulshada oo dhan qaadato. Dadaalkaasi wuxuu ahaa bilow muhiim ah oo muujinaya baraarugga Soomaalida iyo rabitaankooda ah in afkoodu yeesho qoraal rasmi ah. Inkasta oo farahaasi carbeed ay ahaayeen kuwo la isku dayo, haddana waxay abuureen saldhig cilmiyeed iyo rajo ah in afka la qori karo, laguna keydin karo aqoonta iyo dhaqanka. Waxaa la odhan karaa isku dayadaasi waxay dhidib u aas u noqdeen dadaalladii dambe ee keenay in la abuuro faro kale sida Far Cismaaniya, Far Kaddare, iyo ugu dambayn Farta Laatiinka ee la hirgeliyey 1972. Bilowgii qoraalka Soomaaliga sidaas ayuu ahaa, safar dheer oo aqoonyahanno badan iyo culimo Soomaaliyeed ay ku hureen dadaal iyo waqti, si afka Soomaaliyeed u yeesho astaan qoran oo taariikhda iyo aqoonta lagu xafido. Markii fartii la qoray waxaa loo gudbay xirgelinteedii, taasoo markii hore dugsiyadii waxbarasho ee dalka lagu soo rogay in Soomaali wax lagu barto, waxaana xigay ololayaal waaweyn oo ka bilowday magaalooyinka oo ciidamadii iyo shaqaalihii dawladda lagu barayey. Sannadihii 1974 iyo 75kii waxaa dalka ka qabsoomay ololihii ugu weynaa abid ee dalka laga hirgeliyo. Farta Soomaaligu sidaa ayey muddo aad u kooban waxay ku noqtay mid hana qaadda meel sarana gaarta. Buuggan wuxuu akhristaha marsiinayaa una dul marayaa safar dheer oo qaatay boqol sano, guulna ku dhamaaday. Buuggu wuxuu waxtar weyn u leeyahay ciddii dooneysa in ay cilmibaaris ku sameyso qoraalka farta Soomaaliga xilliyadii uu soo maray iyo guud ahaan qof walba oo doonaya in ay wax ka ogaadaan.…

N° de réf. du vendeur 00109279679

Titre
Readings for a History of Anthropol Pb: Theory
Auteur
Paul Erickson
Éditeur
Broadview Press Ltd
Année de publication
2001
État de l'article
Fair
Reliure
Paperback
Langue
anglais
ISBN à 10 chiffres
1551114119
ISBN à 13 chiffres
9781551114118
Édition
2ème Édition

World of Books (was SecondSale)

Montgomery, IL, Etats-Unis

Vendeur avec une évaluation de 5 étoiles

Vendeur AbeBooks depuis 20 décembre 2007

Frais d'expédition à l'intérieur de ce pays : Etats-Unis

Article4 à 12 jours ouvrés3 à 6 jours ouvrés
Premier articleEUR 0,00EUR 9,78
Les délais de livraison sont fixés par les vendeurs et varient en fonction du transporteur et du lieu. Les commandes transitant par les douanes peuvent être retardées et les acheteurs sont responsables de tous les droits ou frais associés. Les vendeurs peuvent vous contacter au sujet de frais supplémentaires afin de couvrir toute augmentation des coûts d'expédition de vos articles.

Modes de paiement

  • Visa
  • Mastercard
  • American Express
  • Carte Bleue
  • Apple Pay
  • Google Pay

Description de la boutique

Founded in 2002, World of Books is a leading online destination for buying and selling both preloved and new books, committed to making sustainable reading accessible to all. With a mission to help people read more and waste less, World of Books offers a huge range of affordable, high-quality books — giving both new and preloved titles a second life. The company also operates World of Books – Sell Your Books, an easy-to-use platform that allows customers to trade in unwanted books for cash, helping to keep books in circulation while promoting sustainability. As a Certified B Corp, World of Books is driven by a vision to become the world’s largest and most sustainable dedicated online bookstore. The company measures its success through the positive environmental impact it creates, the value it provides to customers, and its ability to operate profitably while supporting its sustainable mission …

Profil professionnel du vendeur

SBYB, Inc.

900 Knell Rd
Montgomery, IL Etats-Unis 60538